Qeexid

ld ruqaansasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ruuqaansi oo kali ah:
  • Xoogagii Maxaakiimta ayaa la sheegay in Koonaha Magaalada ay iyana ku sugan yihiin kadib sida la sheegay markii ay sameeyeen xogaa Ruuqaansi ah oo ka baxsan Gudaha Magaaladaas.