Qeexid

"Nooc khamrada ka mid ah oo aalkolku ku badan yahay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ruum oo kali ah:
  • Haruumarka ugu weyni waa in bulshadu hesho wadooyin isku xidha magaalooyinka waaweyn,tuulooyinka,iyo beeraleyda ku nool daafaha wadanka, ee aan awoodi karin in ay waxsoo saarkooda (dalagooda) u iib geyaan magallooyinka.
  • Dabadeed wuxuu ku soo laabtey Xamar si uu u hakiyo guddi ka socdey Jamciyadda Quruumaha ka Dhexeysa oo Xamar u joogey in ay talo ka bixiyaan dhigaalka af-soomaaliga.