Qeexid

"Bir yar, dhuuban, daab leh oo saanta kabaha laga tolo lagu dalooliyo."

Qeexid Xigta

Dhul bacaad badan oo marka lagu socdo cagta hoos u gasha.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ruub oo kali ah:
  • Tirada curiye ee ku jirta khaanadaha guruubku way kala duwan yihiin.
  • D-block curiyayaasha ku jira waxay leeyihiin tiro atomik ka bilaabanta s 2 d 1 (Guruub 3) ilaa s 2 d 10 (Guruub 12).