Qeexid

"ld raquus1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ruquus oo kali ah:
  • Shirkii Kiiniya ee lagu ruquusayay arrinta Soomaaliya, Baaq dhawaan laga soo saaray ayaa lagu dalbaday doob-guuno Caalami ah oo camcaminta la sii wada.
  • Shirkii lagu Ruquusayey talada Somaliya ee ka socday tuullada Ceel-daarood ayaa arinkiisa la dhaafin kariwaayey ergada kordhiya iyo ergada yareeya.