Qeexid

Idan; fasax.

Qeexid Kale

Warqad ay ku qorantahay oggolaasho wax reebban. ld ruqsad.

Qeexid Xigta

Shaqo ka fariisin qof hawshii uu hayey laga fariisiyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ruqso oo kali ah:
  • Ma dhabaa gabadhii Quraanka ku sifaysay shati ama ruqso cadaadis (a licence for oppression) inay meehanow tahay oo ay raadinayso cid magangelyo siyaasadeed u fidisa?
  • Maamulka Puntland ayaa mudooyinkii danbe waday howlo la xariira wax ka qabashada amaanka ajaaniibta soo galeysa Puntland, iyadoo aan la ogoleyn in dalka iska soo galaan cid aan warqad ruqso ah ka wadan Maamulka Puntland gaar ahaan Wasaaradda Amniga.