Qeexid
Qof shaqo ka tegid.
[-stay, -satay]
f.mg3Qof shaqo ka tegid.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg ruqsee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Idan; fasax.
Qeexid Xigta: Shaqo ka fariisin qof hawshii uu hayey laga fariisiyo.
Qeexid Kale: Warqad ay ku qorantahay oggolaasho wax reebban. ld ruqsad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Geed si xoog leh dhul uga siibasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld ruqso1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Alaab si habaysan isu dul saarasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax jiritaan kooda dhab u qaadasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: ld rum-mayo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Qof meel biyo ku bilbilasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg ruqso2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Nafley cudur ka bogsasho.
Qeexid Xigta: Ka r.: nafley xaalladdii hore ee ay ku sugnayd mid ka wanaagsan gelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -seeyay, -saysay
Qeexid: Qof ruqso siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Xoolo gaso ku xaraysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Cid, koox maskaxdeeda soo jiidasho.
Qeexid Xigta: Ciidan si habaysan meel ugu safasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Geed wax xididdadiisu dhulka ka soo wada fuqeen noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: R. ah: neef xoolo ah oo caato la kici waayay. ld ruqo1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]