Qeexid

"ld ruqso1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ruqsad oo kali ah:
  • Axmed ayaa maanta sheegay in DF ay ruqsadihii kala laabatay shirkada diyaaradaha ee ka howlgeli jiray Muqdisho oo ay ka mid yihiin: Daallo, Jubba, African Express, Galad iyo kuwo kale.
  • Sida la sheegay baabuurtaasi waxay isugu jirtaa yar yar iyo waaweyn dirkaba, waxaana lagu tilmaamay sababta ay dawladda Itoobiya ugu xayirtay dalkeeda, iyadoo ay baabuurtaasi dalka Itoobiya ku gashay ruqsad la’aan.