Qeexid

Qof ama neef xoolaad oo aad caato u ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ruqo oo kali ah:
  • Cigaal, waxa laga daaweynayay cuduro door ah oo is biirsaday oo ka bilaabmay jiro curuqo-xannuun (Hreumatisen) iyo dhiig-kar (Hypertension) ilaa macaan (Diabetes) iyo Kansar, waxaana la xaqiijiyay inuu u dhintay kacdoon ka dhashay qalliin lagu sameeyay.
  • Muruqoo iskaashaday, dadkoo meel u wada jeeda.