Qeexid

"ld ruqaansasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ruqaansad oo kali ah:
  • Dhaq dhaqaaq ciidan oo durba ay bilaabeen iyadoo laga cabsi qabo inay saacadaha soo socda u ruqaansadaan gudaha Magaalada Baladweyne.
  • Kooxihii maliishiyada ahaa ayaa isaga cararay halkii ay iska hor imaadkan ka dhacay iyadoo halkaasi ay in mudo ah ku sugnaayeen ciidamadii Itoobiyaanka, oo markii danbe u soo ruqaansaday magaalada Muqdisho.