Qeexid

"R. ah: neef xoolo ah oo caato la kici waayay. ld ruqo1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ruq oo kali ah:
  • Haddii beel kasta Maxkamad furato, waxaa qiime beelaya hadafka Maxaakiimta, taasina waxay noqonaysaa USC oo shaarkii loo beddelay iyo tafaraaruq cusub.
  • Halkaas ayayna ka bilaabantay tuhunka iyo tafaraaruqa isticmaarku ku dhex tuuray dadka reer jabuuti oo toorri iyo toog iyo turuqba isku tumay.