Qeexid

"(-wyo, m.dh) Nin had iyo jeer runta sheega."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga runlow oo kali ah:
  • Nebi Nuux wuxuu ahaa dhowrsane runlow ah, oo Rabbi u soo direy dadkiisa inuu hanuuniyo, ugana digo cadaabka Aakhiro isagoo leh: Tolkeeyow Eebbe caabuda mana lihidiin Eebbe isaga aan ahayn waxaan idinkaga cabsanayaa cadaab maalin weyn.
  • Nabi Idriis C.S.waxa uu ka mid yahay rususha sharafta leh ee Eebbe kitaabkiisa Qur’aanka Kariimka ah noogu sheegay, Wuxuuna sidoo kale ka mid yahay rususha inaan rumeyno nala faray, waxa uuna ilaahey ku tilmaamay inuu ahaa nebi runlow ah.