Qeexid

"Wax xaqiiqo ah oo la hubo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga run oo kali ah:
  • Si kastaba markaas run ahaantii waxaa aad muhiim u ah in la aqoonsado dadaalka caruurteena, intii wax laga sheegi lahaa qaladaadka ka soo baxay wixii ay sameeyeen oo ayaga dadaal ka ahaa.
  • Runtii ma xuma oo qofku waxa uu is odhan karaa waa talaabo loo qaaday xagga xoriyadda iyo talo-wadaaga.