Qeexid
"Wax run ka dhigid."
Qeexid Xigta
Wax run u qaadasho.
"Wax run ka dhigid."
Wax run u qaadasho.
Fal / verb
Wadaag:
U f.: hal la maalayo haaneedin. Tus. “Hashii baa Cali faarumeeyey”.
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
rumeynta Anarjism m.dh (siyaa.) Siyaasadda aaminsan dhamaan awood iyo sharciyada dawladaha ama ururrada in lagu beddelo dadka ama kooxo u wada shaqeynaya si xor ah.
Wadaag:
Nafley sun siin.
Wax sun ku darid.
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
Meel wax la degganyahay ka dhigid.
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Hadal run noqosho.
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
(-owday)
Wadaag:
Beer la abuurayo lun u yeelid.
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
(-yo, m.dh) Qori qoyan oo dhirta qaarkeed laga goosto oo ilkaha lagu sifaysto.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
eeg rumee.
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
Dhul biyo si habaysan ugu bilbilid.
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
Si rucle ah u ordid (qof).
f.mg2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag: