Qeexid

Wax jiritaan kooda dhab u qaadasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rumayso oo kali ah:
  • Rumayso ama ha rumaysan, Cashuur dhaafidda qarsoon waxa ku luma hanti u dhiganta 98% dakhliga soo bixi lahaa, halka wax ka yar 1% ay ku lunto Cashuur dhaafidda sharcidaradda ah ee shaqaalaha kastamadu ay ganacsatada u sameeyaan.
  • Rumaynta tiirarkaasina waa kuwo ka soo go'a qalbiga qofka muslinka ah fal qabashaddiisuna ay rumayso, Eebbe nasahnaa oo korreeye loo gaar yeelo dartiina loo qabto.