Qeexid

"Qof wax aaminsan ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rumaysan oo kali ah:
  • Waxa kaloo la rumaysan yahay in xilligaas uu Zarqaawi billaabay inuu xiriir la yeesho Al-Qaacida.
  • Figo wuxuu sheegay in ciyaartoyga lagu kala iibsanayo qiimayaasha sarsare ay fikrado kala duwan ka haystaan lacagta xaddi-dhaafka ah, wuxuuna rumaysan yahay inaanay ciyaartoyga waxba uga dan ahayn lacagtaasi, balse ay culays ku tahay ciyaartoyga.