Qeexid

"Cid si joogta ah badeeco u qaadata ama ku keenta."

Qeexid Kale

ld rukni (2). Tiir.

Qeexid Xigta

Badeeco si joogta ah loo qaato ama loo geeyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rukun oo kali ah:
  • Arbaca Rukun waa masaajid taariikh weyn lah.
  • Beesha Habar Cafaan : beesha Habar Cafaan sidoo kale lagu naaneyso (HC) waa mid ka mid ah sadexda rukun ee beel-weynta Gadabuursi, waxayna ka kooban tahay labo iyo toban qabiil ama reerood.