Qeexid

"Geed dhulka xoog uga fujin."

Qeexid Xigta

Ku r.: cid nabar xoog ugu dhufasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ruji oo kali ah:
  • Ciyaalka Soomaalidu khaasatan kuwooda koray waa in lagu baraarujiyaa arrinkan, khaastan marka ciyaalka Soomaalida waddamo badan oo Galbeedka ah looga arko khatar amni.
  • Rashiid oo halka uu Hadraawi farta ku godayo la socdaa wuxuu innagu baraarujinayaa inta xil inna saaran ee agteenna ku baylahaya.