Qeexid

"Meel wax la degganyahay ka dhigid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rugee oo kali ah:
  • Ruuxan oo ka mid ahaa boqolaal qof oo damacsanaa inay gudaha u galaan warshada baastada, ayaa u sheegay warbaahinta isagoo naxsan, inay ku baraarugeen rasaas mar keliya isqabsatay.
  • J: Annaga Xukuumad ahaan, waxba nagama ay dhinayn ee kordhintu waxay ka timid ururada Mucaaridka oo codsaday, Golaha Wakiiladdana waxa lagu eedaynayaa wakhtigii ay wax qaban lahaayeen in aanay qaban ee ay baraarugeen markii ay wax waliba soo dhawaadeen.