Qeexid

Orod aan la dheeraanayn oo dadku ordo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rucle oo kali ah:
  • Dhowr toddobaad wuxuu daba rucleeyaba mar uu daalay, ayuu miciin ula rooray asxaabtiisa bal si ay in uun ugala qabtaan dhibaatooyinka haysta.
  • Miyaanse weli laga daalin in la daba-rucleeyo Dagaal-Oogeyaal daallimiin ah oo dhallaanka dubta, umulahana dooxa, culumadana nolol-duuga?