Qeexid

"(-cyo, m.dh) ld rubi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rubuc oo kali ah:
  • Dalka Ingiriiska waxa sannadkan 2012 cudurka HI/AIDS la nool in ka badan 100,000 qof, halka rubuc kalena aanay warba u hayn inay sidaan fayraskan.
  • Duqa aad rubuc qarniga inta ka badan wada joogteen waxaan leeyahay ha qaadin dariiqii Siyaad Bare ee qaad dawgii uu Daahir Riyaale maray.