Qeexid
(-qro, m.dh) Buro yar.
(-qro, m.dh) Buro yar.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: (-byo, m.dh) ld rogob.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld rogobsasho, roqobsad, ro- qobsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: ld rogobso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Orod.
Qeexid Xigta: Jirjiroole.
Qeexid Kale: Cudur maskaxeed geela ku dhaca oo la rumaysanyahay in uu ka qaado qaniinyada jirjirroolaha.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Orod samayn.
Qeexid Xigta: Cinjir, xarig iwm isku soo ururid.
Qeexid Kale: La r.: nin naag uu guur ka rabo la baxsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld rogobsasho, roqob, roqobsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld rogbi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dalool yar oo jirridaha dhirta waaweyni yeelato oo kolkii biyaha roobku galaan dhuuno lagaga cabbo.
Qeexid Xigta: Dululaati hulan oo ku dhex jira jidh adag. ld maqoor.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-qray, -qortay; -qri) Qof boqornimo u caleemo saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: moqor sambabeed m.l (-dyo, m.dh) Dhinaca naasleyda, qayb ka mid ah qaaxada (saabka) hore ee bogga, waxaana ku jira sambabada.
m.l
Qeexid: Nin madax u ah tol ama qaran oo xakunkiisu dhaxaltooyo yahay.
Qeexid Xigta: Maro dhuuban, dheer, qurux badan, dacallada bul ku leh oo haweenku dhexda ku xirtaan.
Qeexid Kale: B. ah: neef riyo ah oo dhexda midab ku leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld rogobsasho, roqobsad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Qalab bir ka samaysan oo baalid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld rogbin, rogbis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld rogbin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]