Qeexid

Geedsaar leh caleemo balballaaran, miro kuwa yaanyada waa-weyn u eg oo la cuno.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rooxo oo kali ah:
  • Kuwa ugu caansan waxaa ka mid ah: Aneexo;Cambe;Dhafaruur;Deelaal;Docol;Geesariyaad;ama Geesoriyood:Gob;Hammuude; Hohob;Moos;Muryood;Hiinfaal;Murcood;Mareer;Seytuun;Ismaan dhays;Canuuni;Caadh;Rooxo.