Qeexid

"Jinniyo la aaminsan yahay inay u shaqeeyaan wadaaddada qaarkood. ld ruuxaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rooxaan oo kali ah:
  • Sheekadan gaaban ee ‘ ROOXAAN’ ayaa ka dhalatay ee akhris wanaagsan.
  • Malaha rooxaantaa ugu wacan amaba arrimo gelaya baabul-Xasad(ka).