Qeexid

"Cunto ka samaysan bur cajiiman, khamiir iyo waxyaalo kale oo marka la jarjaro foorno lagu dubto."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rooti oo kali ah:
  • Waxyna ku caantahay mah maah raage ceele rogaa marabtaa rooti iyo caano. degmada waxaa dego qabiilka la yiraado maxamed muuse yuusuf galmaax wacbuudhan abgaal waa degmo taariikh leh waxana jiraa ilaa 150 sano.
  • Dukaankii rootiga lagu gaday ee Berbera ugu weynaa ee Cilmi uu ka shaqeyne yey waxaa soo gashay gabadh qurux badan oo la odhan jirey Hodan Cabdille Walanwal.