Qeexid

eeg roonee.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga roonayn oo kali ah:
  • Mar uu ka hadlay dagaalka u dhexeeya iyaga iyo dalka Eritrea ee ay dariska yihiin, ayuu sheegay Madaxweynaha Jabuuti in dalkooda ay difaacan doonan, isla markaana aysan cidna ku gardarroonayn, balse weerar walba ay iska difaaci doonaan.
  • Markaan daawasho aan indhaha u roonayn goobtii ku soo galaabixiyay ayaan iska soo noqday.