Qeexid

"eeg roon. ld roonaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga roonaan oo kali ah:
  • Waxaa hubaal ah in hubka la isugu soo dhiibaa uu ka soo dego dhul Soomaaliyeed waa Berberee, waxaa kaloo xaqiiqo ah in Hub ay ku kala adkaan karaan si dagaalku u soo afjarmo aysan qolana u siin si gumaadku u sii daba dheeraado oo aan lookala xoogroonaan.
  • Taa markhaati ugama baahna oo waa tan barafka culus iyo qabowga daran ilmihii yaraa gaadhi- gacan ku riixaysa, ilmihii roonaana gacanta jiidaysa ee bas iyo tareen, dabaq iyo dhul hooseba la gelaysa.