Qeexid
U guuridda loo guuro meel roob ka da'ay.
U guuridda loo guuro meel roob ka da'ay.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Nafley meel roob ka da'ay aadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg roobraac2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-bab, m.l) (fiis.) Dhibco biyo ah oo kala baxsan oo ku da'a dhulka kana soo da'a daruuraha, waxaana sameeya qaboob-ka xarfadka ku dhaca uumi biyoodka gibilka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: (f.g) Cid socod ku wehelin.
Qeexid Xigta: (f.g) Waddoqaadid.
Qeexid Kale: (f.g) Diyaarad, baabuur iwm oo socda fuulid. 4. (f.g) Bahal iyo dayac xoolo ka ilaalin. 5. (f.g) Cid cayrsasho. 6. (f.mg) Ku r.: cid ra'yi iwm la oggolaan. 7. (f.mg) La r.: xoolo iwm garaacid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: roob ka jeed m.l (-bab ..., m.l) Meel celceliska roobka ay heshaa uu yaryahay maxaa yeelay silsillo buuro ah ayaa ka xira dabaylaha roobka keena ee meeshaas ka dhaca.
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Roobdoon akhriyid.
Qeexid Xigta: Roob saadaalin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Cayayaan jurmi yar oo midab guduudan leh oo kudkudaha u eg oo la arko marka roob da'o kaddib.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg roobi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Roob helid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: roob-gu'eed m.l (-bab ..., m.l) (c.cimi.) Mid ka mid ah labada roob ugu waaweyn midkood oo sannadkii laga helo Afrikada Bari, kaas oo da'a inta u dhexeysa bilaha Febraayo iyo May.
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Dhul wax roob helay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld roobsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Baarid la sameeyo si arrin hore u dhacday xaqiiqdeeda loo helo. ld raadraacid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.u
Qeexid: Cayayaan baallalley ah, waqtiyada roobka la arko oo ilayska ku soo yaaca; hawtal-hamag.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: D. ah: qof aan hanti lahayn oo qaraabadiisa, saaxiibbadiisa iwm hadba mid la cunteeya.
Qeexid Xigta: ld dabraacid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Soo d.: qof meel allabari iwm ka jiraan cunto u raadsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Arrin hore u dhacday xaqiiqdeeda raadin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -nay, -ntay
Qeexid: Alle roob weyddiisasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Baryo banbax leh oo Alle roob lagu weyddiisto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-gyo, m.dh) Qalab lagu cabbiro heerka roob da'ay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]