Qeexid

"Roobdoon akhriyid."

Qeexid Xigta

Roob saadaalin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga roobi oo kali ah:
  • Waxaa uu sheegay in wixii uu filayay ee aheyd inuu ammaanka si wanaagsan uu uga shaqeeyo ay usoo roobi weysay, sidaas darteedna uu go'aansatay inuu shaqada ka tago.
  • Meydka Xildhibaan Soomaaliyeed oo xalay ku geeriyooday Magaalada Nayroobi oo lagu wado in saacadaha soo socda la soo gaarsiiyo Soomaaliya.