Qeexid

"Baryo banbax leh oo Alle roob lagu weyddiisto."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga roobdoon oo kali ah:
  • Roobkan ka da'ay qeybo ka mid ah gobolka Hiiraa ayaa waxaa uu ku soo beegmayaa xili culumaa'udiinka iyo oday dhaqameydyada iyo qeybaha kale ee bulshada ay sameeyeen dibad baxyo roobdoon ah.
  • Dhaqanka iyo Hiddaha Q 43-aad (Gabayada Roobdoonka 2) Qeybtan 43aad waxay ka hadlaysaa gabayada la tiriyey marka bulsho ay abaari haleesho, waa gabayada roobdoonka.