Qeexid

"ld rogid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rogis oo kali ah:
  • Asalkaba, hawlaha ay shirkadaha noocan ahi qabtaan waxa weeye, rogista iyo rarista diyaaradaha, sidaa darteed maadaama ay shirkadaha handalinku la wareegayaan hawsha rogista iyo rarista Madaarada.
  • Rogis ayuu u socdaa haddii aan la iska qaban, welina laguma heshiin in la iska qabto.