Qeexid

"Wax dhankii hooseen lahaa sareeyo noqosho."

Qeexid Kale

Fure hal mar sakatuuro ku wareegid. 4. Reer ama dad tirtirmid. 5. Ka r.: meel biyo ka dulundulcoobid.

Qeexid Xigta

Sidiisii hore wax ka duwan noqosho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rogan oo kali ah:
  • Sawirku waxaa lagu qaaday dooxooyinka Waabo oo Nugaal ka soo rogan.
  • Waa dad Somaliland u haysta qani xataa ma garanayno inay gaajo ama colaadi waddo, markaa nabsi ka rogan mayno.