Qeexid

"Faras ama rakuub aad u jarabaran."

Qeexid Kale

R. ah: nooc kooraha geela ka mid ah oo labada dacal ee afkeedu kor u taaganyahay. 4. Badinta qoraal lagu badiyo jikolostiil.

Qeexid Xigta

U soo dabbaalidda meesha laga ugaarsanayo loo soo dabbaalo ugaar.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rogaal oo kali ah:
  • Dagaalo rogaal celis ah oo markale Ciidamada Al-Shabaab iyo Maxkamadaha Maanta ku dhexmaray Demada Balcad.
  • Gabbal madoobaaday ayey ku noqotay sidii uu kolba rogaal celis u samaynayey, wax uu sameeyo inta uu Farxaan garan waayey ayey taladii siisay inuu si kastaba ha u dhacdee iska dhex qaado.