Qeexid
Hurdo dhexdeed riyo arkid.
[-ooday, -ootay]
f.mg3Hurdo dhexdeed riyo arkid.
Fal / verb
m.f.l
Qeexid: eeg riyoo. RNA m.dh (baay.) Iskudhis kakan oo orgaanik ah. Lagana helo unugyada nool kaas oo saameeya samayska borotiin. Fayrasyada qaarkood, RNAdu waxa kale oo ay u tahay walax hiddo side.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Wax qofku hurddada ku arko.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Wax dhintay noqosho (nafley). ld geeryoon.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: U n.: hanti iwm wax dartii u bixin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Ciidan rigo u istaagid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Qof riiraxyo dareemid. ld riiraxanyoo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: U h.: wax damcid (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Cudur dadka ku dhaca oo nafaqo la'aantu keento.
Qeexid Xigta: Jiirgo' iyo daal ka dhasha socodka dheer. ld rigaax
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: (f.g) Qoryo, lafo iwm burburin.
Qeexid Xigta: (f.mg) Cudur nafaqo la'aani keentay qaadid.
Qeexid Kale: (f.mg) Socod dheer dartii daal iyo jiirago' dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: U r.: wax dhacay ama la sameeyey aad ugu bogid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (dhaq.) Lacag waddamada Sucuudiga, Yaman, Imaaraadka iyo kuwo kale laga adeegsado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Farxad iyo xaalad wanaagsan oo lagu jiro. ld riyaaqid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]