Qeexid
Orgi yar oo hooyadii nuuga.
Qeexid Xigta
Nin hungurixumo lagu dhalii-layo.
Orgi yar oo hooyadii nuuga.
Nin hungurixumo lagu dhalii-layo.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh.u
Qeexid: Abeeso-lugalay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Jaad ugaarta waaweyn ka mid ah oo geeso iyo sur dheer leh. ld gerennuug, gerinnuug.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh (-gyo, m.dh) Ubad naasley oo aan weli naaska hooyadii ka go'in; naasnuug.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Yaraan; guridambays; sug.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: (f.g) Qoryo, lafo iwm burburin.
Qeexid Xigta: (f.mg) Cudur nafaqo la'aani keentay qaadid.
Qeexid Kale: (f.mg) Socod dheer dartii daal iyo jiirago' dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (dhaq.) Lacag waddamada Sucuudiga, Yaman, Imaaraadka iyo kuwo kale laga adeegsado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Farxad iyo xaalad wanaagsan oo lagu jiro. ld riyaaqid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: U r.: wax dhacay ama la sameeyey aad ugu bogid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Cudur dadka ku dhaca oo nafaqo la'aantu keento.
Qeexid Xigta: Jiirgo' iyo daal ka dhasha socodka dheer. ld rigaax
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg riyaax2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Geedgaab faalala oo xooluhu daaqaan waxna lagu daaweeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld riyaaq1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Dabayl qafiif ah oo dhaxan leh oo diraacda dhacda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Geedgaab sida jeerinka u baxa oo dhirta daawada ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]