Qeexid

"Dad wada dhalasho aad isugu dhawi ka dhaxayso."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rixin oo kali ah:
  • Geesiyada geedka gobanimadu dhiigoodu ku baxdo ayay wayrixin iyo waano iskugu dhafaysay, anna giirrayaasha (fulayaasha) haweenka iyo carruurta ku dhex dhuumanaya ayaan baqasho la dhex joogay.
  • Afmaalnimada ka sakow waa jilaa kolka uu sheekada taraarixinayo aad dhabanka iyo gacanta uun isa saarayso,waana dadka lagu yaqaanno maada iyo sida dadka looga qosliyo.