Qeexid

"(-do, m.l) (riw.) Qiso suugaaneed taxan oo loo habeeyay hab masraxeed oo murti, heeso iwm laga helo oo ay dad matalaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga riwaayad oo kali ah:
  • Haseyeeshee, inta aynaan u galinta jawaabta su'aashan, waxaan mudan inaan mid iyo laba ka nidhaa riwaayada Foroole iyo Sheekh Shariif matalayeen toddobaadkan.
  • Riwaayadihiisii oo aad u badnaa waxaa ka mid ah, Ragba ficilkii haween Rookee.