Qeexid

"Caws gaaggaaban oo iduhu aad u jecel yihiin oo ka baxa meelaha biyo qabatinka leh."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ris oo kali ah:
  • Koobka Isbaanishka ee loo yaqaano Super Cup, waxay ku guulaysatay sannadkii 1999, oo ay ka fara-maroorisay Barcelona.
  • Haddii aad qaadato kiilo hilib ah oo aadan gelin furunjeerka iyo xataa jikada, laakiin aad uga tagto saxanka oo yaal xooshka guriga ka horreeya, dabadeedna aad deriskaaga kula ilaaqtanto in bisadihiisu hilibkii cuneen, waxaad noqonaysaa nin waalan!