Qeexid

"(-iyo, m.dh) Midab; liin; asal; dheeh. ld ranji1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rinji oo kali ah:
  • Maayar hore oo ceelka Hargeysa ka talin jiray ayaa wuxuu Balwad u lahaa inuu guryaha rinji cas ku qorqoro; Dumi, isagoo kanna balwad u yeeshay Durki.
  • Guud ahaan dabkaan ayaa waxaa uu dhulka la simay qeybo badan oo dhinaca Bacadlaha ah, qeybta rinjiga, galeyda iyo goobo ganacsi oo kale ee suuqa.