Qeexid
Geedgaab leh caleemo yaryar oo markuu geelu daaqo ka qaado cudur qoorta jebiya.
Geedgaab leh caleemo yaryar oo markuu geelu daaqo ka qaado cudur qoorta jebiya.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Geedgaab leh caleemo yaryar oo marka uu geelu cuno cudur qoorta jebiyaa ku dhaco.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg rimi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Dheddig ilma galeenkeeda ilmo gelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.t
Qeexid: Wax lix iyo toban meelood loo qaybiyay meeshood, “1/16”.
Qeexid Xigta: Dheeraad; suubis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
t (tiraale) - tiraale (numeral) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg rin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]