Qeexid

Wax lix iyo toban meelood loo qaybiyay meeshood, “1/16”.

Qeexid Xigta

Dheeraad; suubis.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

Hasha la shireystey rimic iga sii.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

tiraale naxwe,

tiraale / numeral