Qeexid

"Qof dhan wax u iidasho."

Qeexid Xigta

Wax dilindilleysasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga riixo oo kali ah:
  • Go’aankii Salaasadii la soo dhaafay dib loogu dhigay bilowga xilli-ciyaareedka Talyaaniga 15-ka bisha September, taas oo hadda ka dhigaysa in muddo saddex toddobaad ah dib loo riixo kulamada kooxaha sabab dhaqaale darteed.
  • Waxa Ilhaan maskaxdeeda ka ladaabanaayey marka dhinac la iskaga riixo cadhadani daqiiqadaha ah ee ay la kulantay, jacaylkii raadadka lama illaawaanka ah ku abuuray nolosheeda.