Qeexid Xigta

ld riixis.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga riixid oo kali ah:
  • Warar GO heshay ayaa shegaya in dib u riixidii shaley lagu saameeyay ciidanka PL ay sababtay kadib markii ciidamada Madaxtooyada baneeyeen goob ay difaac kaga jireen sababo aan la shaacin kadibna khasaaro u gaystey xoogagii kale ee maamulka.
  • Ma dhici kartaa in aan ka baxno meel u raadinta qaladkeena iyo ku riixida qof kaleeto dhib aan qayb ka nahay ama kulligeedba leenahay?