Qeexid

"Jirro dad iyo xoolaha ku dhacda oo lafo xanuun leh; tuf."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga riix oo kali ah:
  • Dacwadii waxay keentay in gudi baadhis ah loo diro sababta keentay inay shirkadu kacdo kacdo iyo eedaynta loo jeediyey Foosto-riix, ku waasoo hawshoodii si dhakhso u bilaabay si ay uga gun gaadhaan xaqiiqada jirta.
  • Website-ka ka faalooda arimaha ciyaaraha & bulshada ee www.deeyoo.com ayaa warbixin arintaas la xiriirta ku diyaarshay boggooda Ciyaaraha, INTA RIIX ama Link-ga hoose RIIX si aad uga bogoto.