Qeexid

"(-do, m.l) Bir yar, qoolaaban oo buntuqa xaggiisa hoose ku samaysan oo dib farta loogu riixo marka buntuqa xabbad laga ridayo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga riishad oo kali ah:
  • Maxamed Cusmaan Mursal oo goor hore oo lagu soo eedeeyay burcadnimo ayaa geeridiisa waxay timid kadib markii uu u adkeysan waayay Kuleel fara badan iyo qolka uu ku xirnaa oo aan lahayn dariishad ama meel uu ka helo hawada.
  • Muxuu noqoneyaa cabirka hareeraha(dhinacyada) daaqadkasta ee uu Engineerku nashaqadeynayo, dhinacyadaasoo samaynaya bedka ugu weyn ee dariishadaha, haddii wareega guud ee daaqadkasta uu yahay 8m?