Qeexid

"Nagaar udgoon oo sida reexaanta subagga lagu shiilo."

Qeexid Xigta

Qori xalleefsan, adag oo haragga xoolaha markuu qallalo hilbaha looga hoolo laguna jilciyo; hiige.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga riire oo kali ah:
  • Cabdulahi Siciid Samatar iyo Taliyaha ciidanka Booliska Puntland ayaa waxaa horey u dhexmarey khilaaf xoogan kaas oo la xiriirey markii madaxa Boolisku ka biyo diidey is-badalo Wasiirka Amniga ku sameeyay xubno ka tirsan ciidanka.
  • Wasiir ka hadlay waxbarashada Puntland Wuxuu kale Wasiirka Waxbarashada Puntland ka hadlay safaro uu dibada dhawaan ku tegey kuwaas oo la xiriirey mashaariic waxbarashada wasaaradu u raadineysay.