Qeexid
Wax riiqmay noqosho (badar, dhuxul iwm).
Qeexid Xigta
Neef xoolaad wax caato la socon waayey noqosho.
Wax riiqmay noqosho (badar, dhuxul iwm).
Neef xoolaad wax caato la socon waayey noqosho.
Fal / verb
f.mg4
Labdhedig: -qnaa, -qnayd
Qeexid: Wax la riiqay ahaansho (badar, dhuxul iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Badar cajiimid.
Qeexid Xigta: Dhuxul budlin si khad looga dhigo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Adkeysiga loo yeesho orodka muddo dheer. ld riir2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Iligga intiisa cirridka ku dhex-jirta.
Qeexid Xigta: Birta faaska inteeda dhuuban ee daabka la dhex-geliyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld riiqnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg riiqo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -qday, -qatay
Qeexid: (f.g) Khad dhuxul ka samaysasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Neef caato la socon waayid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -qnaa, -qnayd
Qeexid: Wax la jeexay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -qnaa, -qnayd
Qeexid: Wax la xarriqay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-qmay, -qantay; -qmi) Wax la jeexay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Wax miiqmay noqosho.
Qeexid Xigta: Qof caatoobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Badar wax la ridqay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -qnaa, -qnayd
Qeexid: Wax dubka laga qaaday ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax caarad dhuuban loo yeelay ahaansho.
Qeexid Kale: Wax indhaha laga qalay ahaansho. 4. Wax qashin laga xaaqay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Wax dubka laga qaaday noqosho.
Qeexid Xigta: Wax caarad dhuuban loo yeelay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg riiq3.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -qnaa, -qnayd
Qeexid: Wax la wiiqay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-qmay, -qantay; -qmi) Wax la wiiqay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -qnaa, -qnayd
Qeexid: Dun dhuuban ahaansho.
Qeexid Xigta: Qof caatoobay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-xmay, -xantay; -xmi) Wax, wax la riixay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -xnaa, -xnayd
Qeexid: Wax la riixay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]