Qeexid

"(-rayaal, m.l/dh) Laad xor ah oo laga gano meel 11 (kow iyo toban) tallaabo u jirta goolka afkiisa (kubbadda cagta)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rigoore oo kali ah:
  • " waxaan doonayaa inaan garaaco Liverpool, laba mar ayay iga soo saareen semifinal-ka Champions league, (Pepe) Riena waxa uu iga qabtay rigoore, wqaxaan doonayaaa inaan mid kale qaato (rigoore) oo aan dhaliyo."
  • Ciyaarta ay barbaraha noqdeen Lazio iyo Parma daqiiqadii 25aad waxa lumiyay fursad laad xor ah (Rigoore) ciyaaryahanka Kooxda Lazio uga ciyaara difaaca ee Sinisa-Mihailovic.