Qeexid

"Isu imaanshaha ciidan ay si nidaam ah meel isugu imaadaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rigo oo kali ah:
  • Sheekh Daahir Maxamuud Geele Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa sheegay in si hoose loo eegi doono hadii uu jiro khalad ama amrdiido ka yimid Warbaahinta balse aysan habooneyn in lagu deg-dego xarigooda.
  • Canab Indho-jacayl hadda socodkeeda ay dibedda ugaga baxdo gurigoodu ma badna sidii ay habeenkii u kala cadhoodeen Cali Suudaani.