Qeexid

"Ciidan si habaysan meel ugu safid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rigee oo kali ah:
  • Deportivo waxay caawa la ciyaaraysaa Manchester United oo hore gurigeeda 2-0 ugaga soo adkaatay, sidaa darteed waxay u baahan tahay inay 3-0 ku badiso kulanka caawa.
  • Trevor Francis oo u waramay telefishanka Sky Sporty, ayaa yidhi; "Waa noo sharaf inaanu ku garaacno 2-0 Liverpool oo gurigeeda joogta.