Qeexid

Timo si xun loo xiiray.

Qeexid Kale

Cad-cad ka haray wax la kala googooyay.

Qeexid Xigta

Ganka ay yeeshaan maro, derin iwm.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rifrif oo kali ah:
  • Saaxiib mid rifrifan oo aannu maalmo kulannay baa I waalay, kadeed ha ku dhacee.
  • Saaxiib mid rifrifan oo aannu maalmo kulannay baa I waalay, kadeed ha ku dhacee.